STÖD & MATCHNING

Stöd och matchning (STOM) är en tjänst för dig som behöver intensivt och individuellt anpassat stöd i jobbsökandet.

 

Vad vill du ? Vad kan du ? Vilka möjligheter finns ?

 

Det viktigaste för oss är att du ska känna dig trygg, få professionell hjälp och ett utökat kontaktnät om du väljer oss som din aktör.

 

Här får du handfast hjälp på vägen till ett arbete och stödet anpassas utifrån dina behov. Stödet kan vara både verktyg i jobbsökandet och hjälp att knyta kontakter med arbetsgivare.

 

Vi hjälper dig med allt som behövs för att du snabbt ska finna den sysselsättning som passar dig, oavsett om det handlar om arbete eller studier.

 

Vår kompetenta personal har mångårig kunskap och erfarenhet av att hjälpa arbetssökande att snabbt hitta vägen till självförsörjning. Vi har ett stort kontaktnät med företag och näringsliv på din ort och använder detta aktivt för att hjälpa dig. Likaså har vi mångårig erfarenhet av att hjälpa deltagare med Studie & Yrkesvägledning för att finna de studier som passar dig bäst.

 

Du skall välja EnRival om du snabbt vill komma i sysselsättning. Vi fokuserar till 100% på att snarast efter färdigställande av professionellt CV och personligt brev, finna den sysselsättning som DU vill ha och passar för. Vi har olika verktyg som vi normalt använder vid rekrytering för att kartlägga din personlighet och dina styrkor.

TAAGEERID & ISKU WAAFAJIN

Taageerid iyo isku waafajin[Stöd och matchning (STOM)] waa adeeg loogu talagalay adiga oo ubaahan taageerid badan oo baahidaada shaqsiyan loogu waafajiyay oo shaqo raadinta.

Waxaa dooneysaa adiga ? Maxaa taqaanaa adiga ? Fursadaha waa kuwee ?

Tan anaga noogu muhiimsan waa inaa adiga dareentid kalsooni, heshid caawinaad wanaagsan iyo xiriir badan heshid haddii aad anaga noo soo dalbatid kuwii kuu adeegi lahaa.

Meeshaan waxaa adiga ka heleysaa caawinaad oo sidaa shaqo ku heli leheed iyo taageerid adiga baahidaada lagu waafajiyay. Taageeridaas waxey ahaan kartaa qalabka shaqada lagu raadsado iyo lagaa caawiyo sidaa xiriir ula yeelan laheed shaqo-bixiye.

Anaga waxaa adiga ka caawin waxkasto oo loo baahdo sidaa adiga si dhaqsi badan u heshid camal adiga kugu habboon, haddii ey taas ku saabsantahay shaqo ama waxbarasho.

Shaqaalaheena waxey leeyahiin aqoon badan oo sannado badan bey ka soo shaqeynaayeen iney caawiyaan shaqo-raadiyaasha sida ey si dhaqso badan ku heli lahaayeen wadada ey isku masruufi lahaayeen. Anaga waxaa xiriir weyn la lee nahay shirkado iyo suuqa shirkadaha oo magaaladaada iyo kuwaas baa adeegsaneynaa sidaa adiga kuu caawino. Waxaa xitaa aqoon oo sannado badan u lee nahay inaa bulshada ka caawino talo-bixinta waxbarashada & shaqooyinka sidaa adiga u heli kartid waxbarashooyinka kugu habbon.

Adiga waxaa dalbankartaa EnRival[HalTartame] haddii aad dooneysid inaad camal dhaqso ku heshid. Anaga waxaa isku mashquulin boqolkiiba boqol inaa sida ugu dhaqsaha badan dhameystirno warqada aqoontaada[CV] iyo warqada shaqsiga[personligt brev], oo kuu helno camal aad ADIGA dooneysid iyo kugu habbon. Anaga waxaa haysanaa qalab kala duwan oo anaga isticmaalno markaa shaqaalo dooneyno sidaa uga wardoono shaqsiga aad tahay iyo waxyaabaha aad ku fiicantahay.

enrival vecka

Ditt namn *

Tel *

Din epost *

Ämne *